Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Maamul goboleedyada dalka ka jira

Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadajir ah la qaatay madaxda shanta maamul goboleed ee dalka ka jira ,maalin kaddib markii loo doortay Madaxweynaha dalka. Kulankan ayaa ahaa qado sharaf madaxweynaha cusub ee Soomaaliya u sameeyay madaxda dowlad goboleedyada dalka oo ku wada sugan Muqdisho, waxa ayna madaxda dowlad goboleedyada mar … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Maamul goboleedyada dalka ka jira